Ardeyda Iskuulada Dhuusamaeeb oo Bilaabay Wacyigelin ku aaddan Iscafinta iyo Nabadda


Ilaa iyo toban Ardey ka faa’iideystay tababar dhawaan Ololaha CAFIS uu Dhuusamareeb ugu qabtay Ardeyda Iskuulada ayaa Dugsiyada magaaladaas ka bilaabay Wacyigelin ku saabsan Muhiimadda Nabadda iyo faa’iidooyinka ay leedahay Iscafintu.

Ardeydan tababarka helay ka kala socday ilaa iyo 5 Iskuul oo ku yaala Dhuusamareeb ayaa bilaabay in ardeyda ay wax wada bartaan kala hadlaan sidii ay hoggaan ugu noqon lahaayeen Nabadda iyo Iscafinta.

Comments are disabled.

    HomeServicesShopContact