CAFIS AWARD


Ma tahay qof ka shaqeeya Cafiska, xallinta khilaafaadka iyo Nabadda? Ma jiraan sheekooyin Mira-dhal ah oo aad nala wadaagi karto?. Haddaba Ololaha Dadweyne ee CAFIS waxa uu bixinayaa Abaalmarinta Sanadka ee CAFIS AWORD.

Tartamayaasha Abaalmarinta waxa ay ka imaan karaan; Odayaasha dhaqanka, xubnaha u dhaqdhaqaaqa Bulshada Rayidka, Siyaasiinta, Dhallinyarada, Wariyeyaasha ama qofkasta oo shaqo wanaagsan ka qabtay Nabadda, kaa oo soo codsanka u tartamida abaalmarintan.

Haddii aad dooneyso in aad ka qeyb gasho Tartan furan oo lagu soo xulayo qofkii sanad 2020 loo aqoonsan lahaa Astaanta Nabadda iyo Iscafinta codsigaaga iyo Sheeko yar oo la xiriirta Taariikhdaada ama waxqabadkaaga noogu soo hagaaji Email. Ololahacafis@gmail.com ama nagala soo xariir +252-612735149.

Codsiga tartamayaasha wuxuu  u furanyahay  laga bilaabo 05/03/2021 ilaa 20/03/21  11:59PM

 

Comments are disabled.

    HomeServicesShopContact