CAFIS AWARDAdminMarch 5, 2021Ma tahay qof ka shaqeeya Cafiska, xallinta khilaafaadka iyo Nabadda? Ma jiraan sheekooyin Mira-dhal ah oo aad nala wadaagi karto?. Haddaba Ololaha Dadweyne ee CAFIS waxa uu bixinayaa ... Read More
Ardeyda Iskuulada Dhuusamaeeb oo Bilaabay Wacyigelin ku aaddan Iscafinta iyo NabaddaAdminNovember 11, 2020Ilaa iyo toban Ardey ka faa’iideystay tababar dhawaan Ololaha CAFIS uu Dhuusamareeb ugu qabtay Ardeyda Iskuulada ayaa Dugsiyada magaaladaas ka bilaabay Wacyigelin ku saabsan Muhiimadda Nabadda iyo faa’iidooyinka ... Read More
Ololaha CAFIS oo Ardeyda Iskuulada iyo Wariyeyaasha Magaalada Dhuusamareeb usoo gabagabeeyay Tababar ku saabsan Nabadda iyo IscafintaAdminNovember 6, 2020Ololaha CAFIS ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug tababar ku saabsan Nabadda iyo Iscafinta ugu qabtay Ardeyda dugsiyada Hoose, Dhexe iyo Sare iyo qaar ka mid ah Wariyeyaasha ... Read More
Xuska Maalinta Cafiska SoomaaliyaAdminAugust 17, 2020Kulan balaaran oo si heer sare ah loo soo agaasimay laguna maamuusayay maalinta cafiska ummada Soomaaliyeed oo ku beegan 28.7.2020 ayaa lagu qabtay magaalooyin badan oo dalka iyo ... Read More